Skip to content Skip to footer

Fiqi

Diin XiddigAcademy waa waxbarasho toos ah, oo casriyeesan hadafkeedu waa in loo soo dhaweeyo dadka ay ku adag tahay in ay helaan aqoonta cilmiga diinta oo si sahlan ku baran karaan. kuwaas oo laga yaabee in meesha ay deggan yihiin aan suurta gal ka aheyn in ay ka helaan ama waqtigooda aad u mashquulsan. 

Barnaamijyada Machadka Waxbarashadu waa khamiis walba todobaad kasta, waxaana jirto Laba Level oo uu qofka heerka waxbarashadiisa ka dooran karo:
Level Bilow ah iyo mid dhaxdhaxaad.

Waxaana la baran doonaa maadooyinka

Caqiido, Fiqhi, Cilmiga 
Xadiithka,
Tafsiirka Qur’aanka, Siirada, 
Tarbiyada Caruurta iyo ku hadalka af carabiga.

 

Nabiga SCW wuxuu tilmaamay in: “Qofkii qaada wado asigoo cilmi raadinayya, Ilaahay wuxuu u fududeeyaa wadada Jananada iyo gelisteeda”

Xadiis Saxiix Ah

Leave a comment