Koorsadan waxaad ku baran doontaa:
- In ka badan 50 Axaadiista Nabiag s.c.w laga so wariyey.
- Sida Axaadiista Nabiga s.c.w loogu soo wariyo
- kutubada laga soo xigto axaadiista
- Axaadiista Daciifka & kuwa saxiixa ah sida loo fahmo.
Macalinka Koorsada Macalin: Abubakar Mohammed